Raisul Wasaare hore oo la toogtay xilli uu fagaare ka khudbeynayay (Sawirro)

Raisul Wasaarihii hore ee Japan Shinzo Abe ayaa isbitaal loola cararay kaddib markii lagu toogtay munaasabad ka socotay goob fagaare ah magaalada Nara. isagoo markii dambe u dhintay dhaawacii ka soo gaaray rasaas haleeshay. Shinzo Abe ayaa la toogtay labo jeer, iyadoo xabbad kaga dhacday dhabarka, taasoo keentay inuu dhulka ku dhaco. Wararka ayaa sheegaya … Continue reading Raisul Wasaare hore oo la toogtay xilli uu fagaare ka khudbeynayay (Sawirro)